Hargaysa(Halsan)-Ciidamo tiro badan iyo tikniko xoogan ayaa ka soo goostay Puntland kuwaasi oo soo gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Ciidamaday ayaa waxa magaalada Laascaanood ku soo dhaweeyay masuuliyiin sare sare oo xukuumada ka tirsan ku was oo ay ka mid ahaayeen Wasiir ku xigeenka gaashaan dhiga Somaliland oo halkaasi safar shaqo u joogay.
Halkan ka daawo:-
https://youtu.be/-TZRVWwshfo