GUDOOMIYE KU XIGEENKA URURKA NOOTAAYOOYINKA HARGAYSA OO HAMBALYO UDIRAY MADAXWAYNE SIILAANYO

0
645

ANIGOO OO AH G/XIGEENKA URURKA NOTAYOYINKA HARG.
WAXAAN HAMBALYO  U DIRAYAA M/WEYNAHA JSL, AXMED SILAANYO OO  GARSOORE CABDIRAXMAAN  JAMAC HAYAAN
GARSOORE MAXKAMADA SARE LOO MAGACAABAY WAA GARSORE CADIL AH

ANIGOO OO AH GUDOOMIYE XIGEENKA URURKA NOTAYOYINKA HARG
AXMED CABDI SICIID, WAXAAN HALMAYO U DIRAYAA  MADAXWEYNAHA
OO MADAXWEYNAHA JSL, UU SOO XULAY WIIL AAD U CAADIL AH OO
AQOON IYO WAYO ARAGNIMO U LEH MAXKAMADAHA DALKA, IN BADANA
KA SOO HAWL GALAY MAXKAMADO FARO BADAN GARSOORE HAYAAN

GARSOORE HAYAAN WAA NIN AAD U DEGAN OO AAN KULUL BADAN LAHAYN
OO GALKII HOR YIMAADA SI FIICAN U DERSA OO CADAAALI AH OO DADKA

/> U KALA EEXAN INTII AAN KA BARTAY AMA AAN KA AQAANAY WAAYO
ANGU WAXAAN KA MID AHAA QORAYAASHII MUDADA DHEER MAXKAMADAHA
QORAALADA ARJILAYAASHA KU HOR QORI JIRAY OO HOR FADHIYEY
MAXKAMADAHA MUDDO DHEER AHAANA QORAA ARJILE NINKII U UGU
HOREYEY MARKII DALKA LAGU SOO NOQDAY

MARKAA MUDANE GARSOORE HAYAAN WAXAAN U RAJAYNAYAA IN U ILAAHAY
LA GARAB GALO OO GARSOORAYAASHA KALE EE SHARAFTA MUDAN OO ISNA
UU KA MID NOQDO CADAALADA ILAAHAY KU SUGTO,

ALAA MAHAD LEH

AXMED CABDI SICIDI
GUDOOMIYE XIGEENKA URURKA NOTAYOYINKA HARGEYSA