SHANTA SHAQO EE SOMALILAND LAGA QAADO CUQDADA. Qalinkii: Yousuf Jama Mouse Hargeisa Somaliland.

0
675

Qarni kasta bini aadamka waxaa ka soo baxa shaqsiyaad aad u tiro yar oo leh
Hogaan hogaamineed oo maamuli kara hagina kara wadan iska dhan oo leh
Gobolo Qabaailo kala duwan han noqdaan kuwo ku midoobay diinta Islaamka,ha
Noqdaan kuwo aan diin lahayn oo waxaan diin Islaam ahayn diin ka dhiganaya
Haddii aynu dib ugu soo noqono wadankeena Somaliland waxaa so maray
Afar M/wayne oo M/waynihii afaraad oo wakhtigan xaadirka ah talinayo
Waa M/wayne Axmed-siilaanyo oo la odhan karo waa BEST PRESIDENT OF THE
AFRICA waa M/waynihii ugu wanaagsanaa ee afrika soo mara ee wadankiisa aan
La aqoonsan haddana wadamadda caalamka ha noqdaan wadamada Islaamka,kuwa
Gaaladda uu xidhiidh aad u qoto dheer la yeeshay oo intii uu hogaanka qabtay uu
Caalamkii inoo soo jeestay sababta keentayna ay tahay aqoontiisa Jaamacadeed,
Isagoo xilal kala duwan oo aad u mihiim ah ka qabtay taliskii maxamed siyaad barre
Wasiir,ka dibna ku biiray halgankii Jabhaddii dhaq-dhaqaaqa wadaniga Somaliland kana
Noqday hogaamiyihii ugu mudada dheeraa ee quwaddii dawladdii somaliya xididada u siibay,
Waxaa shacabwaynaha reer Somaliland in dhowayto isla dhexmarayeen haddii M/wayne
Axmed-Siilaanyo uu muddo xileedkiisa dhamaysto shacabka ma u soo bandhigi karaa rag
Wadanka hogaaminkara oo leh hogaamin M/wayne Iyo Hogaamin Xisbi ??
Kolay M/wayne Axmed-Siilaanyo xisbigiisa cidla kaga tegi maayo oo xisbiga kulmiye
Waa xisbi qoodhu ku badan tahay oo badankooda aqoonyahano iyo halgamaa isugu jira
Lagama waayayo shaqsiyaad aan siyaasadda khibrad u lahayn oo aqoontooda waxbarasho
Ay aad u liidato oo aan dugsi sare gelin inuu dhamaystayna iska daayee haddana raggii qoodha ahaa
Hor boodaya oo Caruurtii dhangaalayaasha ahaa iyo websitka Somalilandtoday adeegsanaya somalidu
Waxay ku maah-maahdaa nin is faanshay waa ri is nuugtay ,waxaa arrimahaas keenayaana
Waxa weeyaan Somaliland shan shaqo ayaa jira oo qofkii ka shaqeeyaa uu cuqdad qaado
Arrimihiisuna ay noqdaan is-muuji haddii aan mid mid ugu horeeyo 1-Baalashle waa shaqooyinka
Wadamada qaar uu qofku haddii uu baalashle noqdo uu la soo bixi karo masaariiftiisa iyo
Lacagtii uu waxbarashaddiisa uu ku dhamaysan lahaa ilaa heer jaamacadeed oo wadanka colombiya
Caasimaddiisa waxaa maayarnimo ku guulaystay 2000 nin baalash leh ah oo aqoontiisuna ay tahay
MASTAR,2-Dameerle waa shaqooyinka ugu wanaagsan wadamada qaar oo qofkii dameer leh wuxuu
La mid yahay nin tareen ama markab leh oo maal qabeen ah kana guursanaya,ubadna uu ku dhalayo,
Kana mid noqonaya masuuliyiinta deegaanka uu ku nool yahay wax laga waydiiyo,3-Cadayle waa
shaqooyinka ugu wanaagsan ninku haddii aanu balwad lahayn oo aanu ahayn qof aan salaadda
tukan,haddana wadamada qaar waxay ka mid yihiin shaqooyinka ugu wanaagsan ee qofku uu mustaqbal
Ku yeelan karo aqoontiisuna ay dhisan tahay,4-Xaar waalwaal waxaa inta badan loo isticmaalaa inamada
Hoteladda la seexdo oo goobaha faras magaalaha ah ee ay dadku tareenada ka raacaan suuliyadda ku
Dhoow ee inanku Xaarkii ama Saxaraddii ama kaadidii biyaha raacinayo oo uu nadiifinayo waana
Shaqooyinka ugu wanaagsan ee ugu mushaharka badan,5-Maraqle waa shaqsi dadka u dhig-dhiga
Maraqa oo bulshaawi ah oo mustqabal leh oo aqoontiisa waxbarasho ay wanaagsan tahay.
Haddii aynu dib ugu yara laabano lamabaraddaas aan kor ku sheegay dadkeena qofkii soo maraa
Cuqdad ayuu qaadaa waxna ma barto intii uu hore u yaqaanayna way ka masaxantaa oo waxaa
Bedela Xaasidnimo,cuqdad iyo dadka oo uu la coloobo madax ilaa minjo kamana foga Tooray ama
Mindi qarsoon oo uu jecel yahay inuu qofkasta oo uu cuqdad ka qabo inuu mindida geliyo isagoo jooga
Goob cidle ah dadka noocaas ah haddii aan ka soo qaato laba ka mida aynu sharaxaad ka bixino
1-Xaarwaalwaal waxaa shaqadaas inoo qabtay oo ka faaiday oo ilaa ingiriiska gaadhay waa
Mulkiilaha websitka Somalilandtoday Muniir,inanku wuxuu ka shaqan jiray hotel barwaaqo hargaysa
Wuxuuna qaabilsanaa inuu suuliga biyaha ka raaciyo saraxada ama xaarka iyo kaadida oo masaariftiisu
Intaas ayey ahayd oo intaanu ingiriiska tegin waxay sariflayaasha hotelka ku dhowi ku odhan jireen
Xaarwalaal ama biyo raaciye balwaran isaguna isma odhan waa shaqo ka mida shaqooyinka la qabto ee
Wejiga ayaa aad u madoobaan jiray oo shaqadaas cuqdad aad u wayn ayuu ka qaaday,waana arrimaha
Maanta keenaya inuu masuuliyiinta qaranka aflagaadeeyo iyo masuuliyiintii wadanka u soo halgamay,
Xisbiyada qaranka,Iyo M/waynayaashii kala dambeeyey oo ciwaano badan intuu samaysto qofkii uu
Lacag ka waayo uu caayayo kii wax siiyana uu difaacayo.
5-Maraqle waa shaqooyinka ugu wanaagsan ee haddana xageena aad moodid inta badan qolyaha
Maraqlayaasha noqdaa inay cuqdad,xaasidnimo iyo is-difaacis uu ku jiro waxyaalaha sababayana waxaa
Ka mida umad dhan ayaa la doonayaa inuu maraqa gaadhsiiyo kii uu la dhaafana wuu caayayaa ama sufur biyo ah ayuu madaxa kaga jiidayaa ama gacanta ayuu ula tegayaa maraqlahaasi haddii xil loo
Magacaabana wuxuu ku dadaalayaa cuqdadii,xaasidnimaddii,si-difaacistii oo uu la coloobo qofkasta
Oo aqoon leh rag iyo dumarba ha noqdaana intaana wuxuu ku dadaalayaa is-muuji ,afsomaligana
Habaar ayaa kaga dhacay oo markuu hadlaba hadalkiisu waa xanaf oo dadka ayaa ku sii kala fogaada,
Masuulkaasina waa ninka isagoo la ogaa baahida ay ku soo koreen oo aabe caydh ahi dhalay ka dibna
Abaartii daba-dheer sablaale la geeyey oo aqoontiisa waxbarasho aanay dhaafsiisnayn dugsi dhexe oo
Aaanu dhamaysan ka dibna 1995 MARAQLE ka noqday hotel beder burco isagoo reerka uu ka soo
jeedaa markii burco laga soo noqday cid u ciirsi ahi u ugu dhowaa inaabtigii maxamed siciid ducaale
Waa ninka la yidhaahdo dahabshiil oo wakhtigaas ay u shqaynayeen dhalinyaro aqoontooda waxbarasho
Ay ugu hosayso dugsi sare balse isagana aqoon yari awgeed uu is yidhi inaabtigaa ku shaqaalaysiin
maayee waa inaad kaadhka ka gubtid oo aad maraqle noqotid sidii ayuu xirsi cali xaaji xasan uu
Hotel beder maqarle ku noqday anigu wakhtigaas gaadhi yar oo 18 R AMA KARAASIIDO ayaan ku
Shaqaysanayey oo hotelka sadexda wakhtiba waan ka cuntayn jiray way jiraan dhalinyaro ay wada
Shaqan jireen oo aad u fara badan oo badankoodu ay nool yihiin balse aanan hayn telefoonadooda I Inkastoo aan magacyadooda qaar hayo haddii aan helana waxaan jeclahay inaan Tv-yadda soo
Fadhiisiyo oo ay shacabwaynaha reer Somaliland u sheegaan shaqooyinkii uu soo qabtay
Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan.