WAA QOOM DULI CIDII U DHALATEY SOMALIND EE GOBANIMADDA KA JECEL GUNIMADDA IYO GUMEYSIGA XAMAR!!!

0
1023

Waxa jirta xumaan iyo wanaag,geesi iyo fuley,doqon iyo fariid,xornimo iyo gumeysi iyo gobanimo iyo gunimo ama GOB iyo GUN DULI IYO DADNIMO.

Waxaan xasuusta Mohamed Xaashi LIXLE ayaa laha magacan FAQASH,maanta ana waxaan u bixinaya dadka jecel isku darka QOOM DULI waayo duli bay rabaan oo ay inagu wadaan.

Hadaba maanta cid walba waa ogtahay in Somalind gobanimadeeda qaadatey 26 jun 1960 oo ay ku darsatey Somalia 1 July 1960,in Somalind ay gobanimadii ay ingriiska ka qaadatey intey iska tuurtey ayey xamar tageen waxay gashey Somalind gumeysi cusub oo ay isku diin,af,iyo midab yihiin wixii ka soo gaadhey waad ogtihiin,ciidamadii Siyaad barre waxay ummadda Somalind ku odhan jireen GUN YOOW GUNTU DHASHEY EE EEY IYO DOOFARADDU ISKA DHALEEN XUNYOOW XUNKU DHALEY.

Hadaba hadaan gobanimadeenii la soo noqoney 18 May 1991 oo waliba ay ku dhinteen 150.000 kun,oo ay ku baaba’een hanti ilaa 4 Bilyan oo USA Dollar.

Xaag kula soo noqdey iyo qori caaradii

Ninka u hanqaltaaga ha noqdo Madaxweyne,Hogaamiye xusbi,Wasiir,Taajir iyo Suldaanbe WAA GUN,WAA DABA DHILIF,KHAANUL WADAN,WAA CAADA QAATE WAANA DULI DULI RABA WAANA QOOM DULI.

Maanta maqaalkan waxaan u soo qaatey arimahan ka soo hor jeedda Gobanimadda iyo xoriyadda Somalind oo kala ah:

1-QORAALKAN FADERALKA SIRTA AH EE WIKKILEAKS.

Waxaa jirta intaan arkey in dadku aaney garaneyn wikkileaks bal u fiirso.

<>GUDOMIYE MUSE BIIXI WUXU YIDHI:

Goorma ayuu siraanyo sacuudiga tagey oo warqadda saxeexay?

<>XIRSI XAAJIWUXU YIDHI:

Wasiirkii hore M.C.Cumar ayaa saxeexay kaasi ayaa runta sheegey ogna in Feberwari 2012 uu saxeexasi uu dhacay.

<>Dadka dowladda Siraanyo teegaarsani qaar badan ayaa u haysta  wikkileaks in ay tahay mareeg waxna la gasho waxna laga saaro oo waxaabey u haystaan in Jamaal iyo Ciro ay galiyeen.

Sidaa maaha ee waa urur siraha caalamka jabsadda mareykanku iyo caalamku ma yidhaahdan waxa laga sheego waa been se waxa la yidhaa sirteydii ayey ka shifeen ayaa lagu qabsada se dowladda Somalind aqoon daro awgeed waxaabey u haystaan Web Side.

<>DR DIXOOD WUXU YIDHI: Wasiirkii hore ayaa saxeexay ee ha la weydiiyo.isaguna xaqiiqda waa ogyahay sida xirsi.

Hadaba maxaa qorsoon??

Xukuumada siraanyo hadaaney waxba ka jirin fadaralkan ka ku dhaqaaqdo howlahan.

1-Waa in mudahraad abaabusha laga soo hor jeedo fadaralka wuxu qorey.

2-Si cad waa iney uga jawaabta.

11-SULDAANKA REER QOOM DULI AH EE QAAR QABYAALADDA KU TAAGEERAYAAN HA JOOJIYAAN.

Waxaan aad ula yaabey ninkan suldaanka ee intuu PUNTLAND tagey oo uu soo daayey inan uu adeer u yahay waxoogaaga loo soo dhiibey ee yidhi CARUURAHA BABUURTA AYAAN SOMALIYA IYO SOMALIND ISKU FURAYA.

Qaar aan is idhi Suldaanka ayey isku reer yihiin ayaa iska fuuley Suldaanka haber awal,aniga kan baaba is xigna ee reer qoom duli ah.

Waar qabyaalada joojiya Suldaanka Somalind waa ka ogol gobanimadda Somalind kii aan ogoleyni waa Suldaan reer GOOM DULI AH.

 

SOMALILAND ILAAHAY HOW GARGAARO GOONI ISU TAAGEDDA

AMIIN……AMIIN……AMIIN…….

MAHADSANID

ABDI ALI JAMA

LONDON

daljire99@gmail.com