Shantii Talo ee Ganacsiga ee Cusmaan ibnu Cafaan By:Assad Rizq Tabintii Axmed Cali Kaahin

0
97

Shantii Talo ee Ganacsiga ee Cusmaan ibnu Cafaan By:Assad Rizq Tabintii Axmed Cali Kaahin

 

Shantii Talo ee Ganacsiga ee Cusmaan ibnu Cafaan.

Allaah Raali ha ka noqdee

 

Qof kasta oo ganacsi ku jira ama mashruuc maalgalineed markii la waydiiyay ganacsiga iyo maalgashiga wuxuu yidhi Shantan arrimod

 

1.WAAN DAWEEYAA

Marka dhibaato ila soo gud boonaato waan dawayaa markaan garto dhibaatada waanan ka gudbaa.

 

2.WAAN KORIYAA

Markaan Ganacsi galo ama maalgashi ee aan ka faaiido waan ku celiyaa faaiidada mar labaad ganacsiga.

 

3.FAAIIDO KASTA MA YARAYSTO.

Faaiidada wax kasta oo ay noqoto ma yaraysto xataa inta ugu yar fursadeeda waan ka faaiidaystaa.

 

4.MA MAAL GALIYO WAX WAYN.

Kama ganacsado mana maalgaliyo waxyaabaha aad ka qaaliga u ah ee qiimaha badan ku kacaaya mana maalgaliyo ee lacagta badan u baahan. waan ka fogaadaa mana galo meel aanan ka baaraan dagin

 

5.MADAXA LABA MADAX BAAN KA DHIGAA

Qaacidadaasi waa cajiib waa beedkaaga meel ha kuwada ridin waxaan sameeyaa mar kasta wixii aan meel ku maal galin lahaa laba ayaan u qaybiyaa oo laba meelood baan ku maal galiyaa markasta.

 

Waxaa ka soo xigtay @Assad Rizq

Tabintii: Axmed Cali Kaahin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here