Siyaasiyiin & Xildhibaano Ka Hadlay Xaqiiqada Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Maanta Baaqday Iyo Marin Habaabinta Xukuumada Ee Ansixinta Gobolnimada Gabiley!

0
40

Siyaasiyiin & Xildhibaano Ka Hadlay Xaqiiqada Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Maanta Baaqday Iyo Marin Habaabinta Xukuumada Ee Ansixinta Gobolnimada Gabiley!

Siyaasi Axmed Muxumed Cumar Ex Xildhibaan Bashiir Sh, Xuseen Tukaale Iyo Xildhibaan Axmedwali oo katirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa sharaxaad ka bixiyay Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland oo saaka kooram la,aan Ubaaqday

Sidoo kale Masuuliyiinta oo kazoo jeeda gobolka gabiley ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal uu maanta warbaahinta la wadaagay xildhibaan cabdikariim oo kamid ah mudanayaasha aga soo doorto gobolka gabiley kaasi oo baahiyay war xaqiiqada ka fog islamarkaana looga soo dhiibat madaxtooyada iyo xildhibaanada xisbi xaakimka oo labadii maalmood ee udanbeeyay wado qorshe ay ku fashilnayaan in goluhu ansixiyo gobolnimada gabiley iyagoo tiradoodu awoodi kari wayday in ay golaha ku yimaadaan tiro buuxin karta fadhiga

Dhanka kale siyaasiyiinta iyo xildhibaanada ayaa mudanayaasha goboka gabiley kazoo jeedaan ay raacaan xildhibaanada isbahaysiga mucaaridka oo iyagu aqlabiyad ah islamarkaana udiyaar ah in ay meel mariyaan gobolnimada gabiley.

Halkan ka daa

https://www.facebook.com/Horyaal24tv/videos/488216276963793/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here